75 55 50 00

Du er her:

Ku cusub Bodø (Somali)

articleimage

Rune Nilsen / www.nordnorge.com / Bodø

Si ay wax ugu fududaadaan adigaaga hadda u soo guuray Bodø, waxannu soo ururinay xoogaa warbixin ah oo aannu rajaynayno in ay faa’ido kuu yeelato.

Ajanabi ahaan way adkaan kartaa in la fahmo meesha lagu haagaagi lahaa marka la eego hab-maamulka noorweyjiga.

Waxa aad heli kartaa caawimo dheeraad ah haddii aad u tagtid xafiiska adeegga ee degmada (servicetorg). Xafiiska adeegga ee degmadu waxa uu aqoon fiican u leeyahay adeegyada degmada, waxaanu sida kale aqoon u leeyahay arrimo kale oo taas daraadeed waxa uu kuu sheegi karaa meesha aad la xidhiidhi kartid.